MA RABTAAN INAAD QURAANKA IYO CULUUMTIISA KU BARATAAN ADIGA IYO UBADKAAGUBA ONLINE ADINKOO GURIGA JOOGA?

Bushaaro…………Bushaaro……………Bushaaro

Machadk AL QUDUS ONLINE ACADEMY  waxuu dhamaan bulsho waynta Soomaaliyeed ee qurbo joogta ah ugu buushaaraynaya inuu kuu soo kordhiyay hab cusub oo ONLINE ah (Maqal iyo Muuqaal) oo aad QUR’AANKA KARIIMKA iyo CULUUMTA DIINTA ISLAAMKA ee kala duwan aad ku  dhigan karto adigoo jooga Gurigaaga iyo Xafiiskaaga. Caruur Iyo Waalidba way dhigan karaan Machadka Goor kasta iyo Goob kasta ood joogto. Waxaa kaloo machadka aad ka helaysaa barashada

1: higaada carabiga

2: Quraanka kariimka ah
3: tajwiidka [qurxinta quraanka] & ducooyinka
4: caqiidada islaamka

5: fiqiga iyo axkaamta
6:siirda rasuulka [taariikhda islaamka]
7: tafsiirka quraanka kariimka ah
8: xadiiska nabiga scw

Luqada Carabiga, Somaliga, iyo dhamaan Culuumta Barashada Diinta Islaamka.
Machadka waxaa diyaar kuugu ah Macalimiin Soomali ah oo Aqoon iyo Khibrad sare u leh dhigista Quraanka Kariimka iyo Culuumta Diinta islaamka. Machadku waxa uu siinayaa ardayda cusub tijaabo shan maalmood ah oo lacag la’aan ah si uu ugu qanco waalidku. machadka waxa uu qaadanayaa arday cusub oo isugu jirta Bilow, Dhexdhexaad Iyo Dhamaystir intaba waxbarashadii loo safri jiray ayaa gurigaagi kugu timid waa fursad qaali ah!
Machadkan waxaa loogu tala galay Walaalada Soomaaliyeed ee Qurbo Jooga ah.

FADLAN WIXII FAAHFAAHIN DHEERAADA WAXAAD NAGALA SOO XIDHIIDHI KARTAA:

Skype : admiqudus      ama  [email protected]

Whatsup: +252634087991

Viber: +252634087991

FACEBOOK: https://www.facebook.com/QUDUS.ONLINE

WEBSITE : WWW.QUDUSONLINE.ORG

You might also like More from author