XOG” Lacagaha soo galay guddiyada doorashada

Lacagaha soo galay guddiyada doorashada

XamarPost ayaa heshay xota la xiriirta dhamaan lacagaha soo galay koontadooda Guditada Doorashooyinka Soomaliya.

Guddiyada Doorasha Heer Maamul Goboleed ee SIET ayaa qabtay lacag dhan $1,490,000 oo ah qarashka ay isku diiwaangaliyeen Musharraxiinta Xubnaha Aqalka Sare.

  1. SEIT Hirshabelle=$490,000
  2. SEIT Puntland = $360, 000
  3. SEIT KGS = $280,000
  4. SEIT Galmudug = $ 190,000
  5. SEIT Jubbaland = 170,000

Gudi kasta oo loo igmado Geedi Socodka iyo Maareynta lacaga lagu socodaiinato dooraahada ma soo bbandhigaan sidii loo mareyay lacata taasi ayaa waxa ay ka dhigan tahay in uu jiro Musuq iyo wax is daba marin

 

You might also like More from author