Xildhibaan Mustaf Shiikh Cali Dhuxulow oo markale maanta lagu doortay Dhuusamareeb

Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa maanta ka socota doorashada kuraas ka mid ah xubnaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya, gaar ahaan xubnaha deegaan doorashadooda ay tahay magaaladaasi.

Doorashada oo kursigii labaad ee Hop#049 la qabtay ayaa waxaa kusoo baxay Mustaf Shiikh Cali Dhuxulow oo loo doortay ka mid noqoshada Baarlamaanka 11-aad ee dalka, sida ay sheegeen guddiga doorashooyinka Galmudug.

Guddiga hirgelinta doorashada ee maamulka Galmudug ayaa ka warbixiyey sida ay u dhacday doorashadan haatan la qabtay.

Qoraalka ka soo baxay Guddiga doorashooyinka Galmudug ayaa lagu sheegay sidan:-

Doorashada kursiga HOP#049 Musharixiinta waxay codadka u kala heleen sidaan:’

1- Mustaf Shiiq Cali Dhuxulow 68 cod.

You might also like More from author