Xildhibaan Fiqi “laa luush laga soo dhiibay xamar laguma gadan karro Galmudug”

GALMUDUG waa dawlad goboleed ma ahan goof xaraash ah, haddii laaluush xamar laga soo dhiibo lagu gadan karo intaan maba soo gaarteen ee haloo sheego boorso weynayaal!

Madaxda GALMUDUG waa in go’aan mid ah ay ka qaataan kuwii cunaqabateeyey, kala qeybiyey haddana isku dayaya in ay xaraashaan.

Kala qeybsanaantu waa waxa loogu soo hoos dugaalayo maamulkaas, waxaan qabaa in la joogo waqtigii madaxda maamulku ay u guntan lahaayeen xal u helidda tabashooyinka jira iyo horumarinta deegaanada GM.

You might also like More from author