Xamaas Oo Cambaareysay Safiirka Baxreyn Umagacowday Israa’iil

Kooxda Xamaas ayaa sheegtay inay ka xun tahay xiriirka diblomaasi ee ka dhex bilowday Boqortooyada Baxreyn iyo Israa’iiliyiinta.

Boqorka Baxreyn Xamad Bin Ciisaa Bin Salmaan ayaa safiir umagaacabay in uu Talaabiib ufadhin doono.

Afhayeen u hadlay Kooxda Xamaas oo la yiraahdo Haashim Qaasim ayaa tallaabada Baxreyn ku sheegay mid laga yax yaxo safiirka ay magacowdayna ku dhabar jebineyso dhiiga Muslimiinta falastiin ee mar kasta bilaa micnada loo daadiyo.

Khaalid Yuusuf Al Jalahma ayaa Baxreyn u igmatay inuu noqdo Safiirka Cusub Ee Baxreyn Ufadhin doona Israa’iil.

You might also like More from author