Xaflada lagu soo xirayo Shirkii Teendhada Afisiyooni Oo Socota

Xaflada lagu soo xirayo shirka Afisiyooni ayaa waxa maanta lagu qabanyaaa Teendhada shirka uu ka socday.

Madaxweyne Farmaajo ayaa la sheegay in shirka geba gabadiisa uu tegi doono,waxaana lagu saxiixi doonaa Heshiiska doorashada.

Beesha Caalamka ayaa qiimeyn ku sameyn doonta qoraalka ku jiri doona war murtiyeedka heshiiska lagu soo gudbin doono.

You might also like More from author