Weerar Khasaaro Geystay Oo ka Dhacay Dalka Yeman

Inta la og yahay 2 Qof ayaa ku dhintay 7 kalena way ku dhaawacmeen dagaal weerar ka dhacay Dalka Yeman.

Gobolka Maʼrib ayuu weerarka ka dhacay,waxaana la sheegay in isbaheysiga Sacuudiga ay fuliyeen hujuumkaasi laguna bartilmaameedsaday Kooxda Yeman kusugan.

Telefishinka Al Masiira,ayaa baahiyey muuqaal kusaabsan weerarka ka dhacay Deegaanka Raxaaba,Ee dalka yeman,kaas oo shacab ay ku dhinteen weerarkaasi.

Tan iyo markii duulaanka sacuudiga ku qaadeen yeman waxa diyaaradaha ay duqeeyeen gobolka Ma’rib wax ka badan 30 kun oo jeer.

You might also like More from author