Wasiirka Maaliyada Hirshabeele Oo Amray In Hawada laga Saaro Adeega EVC Plus Oo Ay bixiso Shirkada Hormuud Telcom

Wasiirka Maaliyada Hirshabeele Oo Amray In Hawada laga Saaro Adeega EVC Plus Oo Ay bixiso Shirkada Hormuud Telcom

Wasiirka maaliyada maamulka Hirshabeele Saki Cabdi Xaraare iyo Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa amray in gabi ahaanba hawada laga saaro adeega EVC Plus oo ku shaqeeyo Aalada Mobelka, kadib markii lacagta Shiln Somaliga laga diiday magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.
Maamulka Gobolka Hiiraan iyo kan degmada Baladweyne ayaa sheegay in sababta loo joojiynayo adeega EVC-Plus-ka ay tahay sidi dadka ku nool Magalaada ay ugu adeegan lahayeen lacagta shilinka soomaliga.
Xubno ka tirsan shirkada isgaarsiinta hormuud ayaa ka soo horjeestay inay joojiyaan adeega EVC-Plus iyago hawada ka saaray dhamaan isgaarsiinta Magalaada Baladweyne iyo qeybo ka mid ah Gobolka Hiiraan.

Xamarpost.com
Xafiiska Muqdisho
[email protected]

You might also like More from author