Wasiirka Dastuurka Oo Maantay Baarlamaanka hor tagayo Si Su’aalo looga Weydiiyo go’aankii Baarlamaanka ee uu Ku tilmaamay go’aan aan Dastuurka waafaqsaneyn,

Wasiirka Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Xoosh Jibriil ayaa maanta hor-tagaya Golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya, si su’aalo looga weydiiyo ka hor imaanshihiisa Go’aankii uu Baarlamaanka gaaray.

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Wasiir Xoosh laga yaabo inuu cudur daar ka bixiyo hadalkaas, inkastoo aan la ogeyn sida Xildhibaanada ugu qanci doonin.

You might also like More from author