Wasiirka Amniga oo 2Maalin ka hor xilka la wareegay oo xagiiskiisa maanta tagay

Wasiirka C/llaahi Maxamed Nuur oo dhawaan loi magacaabay wasiirka Amniga ayaa tagay maanta xafiiskiisa

Xilka markii uu la wareegay ayaa waxaa ka soo areegatay 2 Maalin, iyadoo xafiiska uu u tagi waayay markii wasiirkii hore uu diiday xilka qaadistii lagu sameeyay.

Wasiirkii hore ee Amniga Xasan Xundubeey ayaa xilka laga qaaday markii uu yimid khilaaf xoogan oo ka dhashay xilka qaadistii uu ku sameeyay RRoble Fahad Yaasiin Taliyihii Nisa

 

You might also like More from author