Wasaaradda Amniga Oo Amar Ay Soo saartay ku sheegtay in Ay is diiwaan Galiyaan Shirkadaha Illaaladooda

Wasaaradda Amniga ee xukuumadda Soomaaliya ayaa amar ay soo saartay waxay ku sheegtay in loo baahanyahay inay isi soo diiwaan galiyaan Shirkadaha Ilaaladooda.

Sidoo kale Wasaaradda Amniga waxay fartay dadka heesta Gawaarida aanan Xabada Karin inay ka soo diiwaan galiyaan Wasaaradda Amniga ee Xukuumadda Soomaaliya.

 

Xamarpost.com
Xafiiska Muqdisho
[email protected]

You might also like More from author