WAR DEG DEG AH : Weerar Isugu Jira Qarax iyo rasaas Toos ayaa lagu qaaday Maqaayadda Posh Treats
WAR DEG DEG AH : Weerar Isugu Jira Qarax iyo rasaas Toos ayaa lagu qaaday Maqaayadda Posh Treats
Wax qasaaro ah oo ilaa iyo hada la sheegay ma jirto weerarkan Caawa lagu qaaday Maqaayadda Posh Treats weli waxaa socodo Rasaas xooggan oo laga dhex Maqlaa Gudaha Posh Treats.