Wafdi Beesha caalamka ka socday oo maanta gaaray Baydhabo

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ayaa maanta Aqalka Madaxtooyadda KGS ku qaabilay Wafidi ay hogaamineysey Kuxigeenka Koowaad ee wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobey Uqaabilsan Arimaha Soomaaliya.

Waxaana qeyb ka ahaa Wakiilada midowga yurub, midowga Afrika iyo Diblumaasiyiin kale.

Waxay kawada hadleen Xoojinta  joogteynta Hariirka Wadashaqeyneed ee koonfur Galbeed iyo iyaga. Xaqiijinta shirka looga balansanyahay 20 bishan in uu ka dhaco Caasimada Dalka ee Moqdisho.

184738761 4148669755215088 6868933873210106979 N

184784401 4148669605215103 8892571716785881538 N

184832708 4148669465215117 7557356951984232218 N

184862127 4148668881881842 7802637032379470032 N

185135889 4148668738548523 7645247936563497295 N (1)

185135889 4148668738548523 7645247936563497295 N

185135905 4148669915215072 3794905296124635186 N

185211808 4148668981881832 8988801444544184564 N

185228814 4148669208548476 6321997840625598942 N

185248521 4148669325215131 4474576897159182508 N

185249091 4148669095215154 4936050921089942847 N

You might also like More from author