TOOS U DAAWO Doorashada Madaxweynaha Hirshabeelle oo Socota
Goordhow waxaa magaalada Jowhar ka bilowday Doorashada Madaxweynaha Hrshabeelle, waxaa ku tartamaya Sideed Musharax kuwaas oo kala ah
Yusuf Hagar Daba-geed
Cabdi Faarax Laqanyo
Daahir Cabdulle
Maxamed Cabdi Waare
Cabdinasir Shirwac Maxamed
Maxamed Caruush
Cabdiraxmaan Xuseen Cadow
Cabdikarim Cali Nuur
HALKAAN HOOSE KA DAAWO DOORASHADA