TOOS U DAAWO Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka

Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Golaha Shacabka oo ay u tartamayaan ilaa 11 Musharax ayaa bilaabatay, iyadoo Ciidamada Booliska Soomaaliya oo caawimaad ka helaya kuwa AMISOM ay adkeeyeen ammaanka wadooyinka hormara xarunta Golaha Shacabka oo Doorashada ay ka dhaceyso.

Musharaxaiinta xilkan u tartameysa ayaa waxa ay kala yihiin Ibraahim Isaaq Yarow, C/casiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen), Cali Sheekh Maxamed (Xaaji Cali), Saalim Caliyow Ibrow, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Sheekh Aadan Madoobe), Idiris Cabdi Dhaqtar, Xildhibaan Shariif Sheekhunaa Maye, Xildhibaan Maxamed Sh. C/raxmaan Mursal, Xildhibaan Shariif Maxamed Cabdalla, Xildhibaan Maxamud Macalin Yaxye iyo Xildhibaan Iimaan C/laahi Nuur.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO

You might also like More from author