Taliyihii Nisa Fahad yaasiin oo Muqdisho soo gaaray

Fahad Yasiin Agaasimihii hore ee Nabadsugida Ahna La Taliyaha Amniga Qaranka ayaa saaka ka soo degay magaalada Muqdisho. Waliba goordhow

Fahad Yaasiin ayaa ku yimid diyaarad qaas ah oo ka keentay daka Turkiga.

Gudoomiue Xigeynka Amniga Gobolka Banaadir Cali Yare Cali oo la dhacsan siyaaaada Farmaajo iyo Fahad Yaasiin ayaa xaqiijiyay imaanshaha fahad waxa uu yiri”

LA-Taliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweynaha Mudane Fahad Yassin Xaaji Daahir ayaa goordhow ka soo dagay Garoonka Aden Abdulle ee Muqdisho.

LA-Taliyaha waxaa keentay Dayuurad qaas ah.

You might also like More from author