Taliyaha ciidanka cirka Soomaaliya General Dable Pilote Oo Xabsi Guri laga dhiigay Sababto Waa Maxay.

Taliyaha ciidanka cirka soomaaliyeedd general Maxamud sh cali Dable pilote oo xabsi guri laga dhiigay kadib markuu ka hor yimid Dhul Ay lahayen Ciidanka Cirka oo Raisal Wasaare kheyre uu siiyey ganacsato. 
General ka ayaa lagu wadaaa in Xilkiisa uu ku waaayo diiidida boobka. Lagu haayo dhulka Qaranka . 
Dhulka la boobayo Ayaa wax uu ku yaal inta u dhexeysa xerada afisyooni iyo badda.

Badalka General Dable pilote Ayaa la diyaariyay Waxaan lagu badalayaa nin ay qaraaabo yihiiin Generalka .
Arimaha Sidan oo kale ah Ayaa beryahan ku badan Wadanka ayadoo Masuuliyin badani ay Xila Ku waayen sababo la xiriiro Hantida Qaran.

You might also like More from author