Talaalkii Shiinaha Sameeyey Oo Lasoo gaarsiiyey Muqdisho (SAWIRRO)
Diyaarad sida 200.000 oo Talaalka Covid-19 nuuca Sinopharm Vaccine oo ay dowladda China ugu deeqday Soomaaliya ayaa Galabta soo kasoo degtay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.
Wasiirka Caafimaadka XFS iyo masuuliyiin kale ayaa kala wareegay agabkaan safiirka dowladda China u fadhiya Soomaaliya Mr Qin Jian.