Talaalka Soomaaliya La Keenay Oo War Cusub Laga Soo saaray (Akhriso)

Wasaarada Caafimaadka Soomaaliya waxay sheegtay in Baaritaan la sameeyey talaalka la keenay Soomaaliya ee looga hortegayo Covid 19 la hubiyey uuna wax saameyn ah qofka ku yeelaneynin.

Warsaxaafadeed kasoo baxay Wasaarada Caafimaadka Dalka waxay sheegtay in dadka loogu baaqayo inay qaataan Talaalka markii la hubiyo waxtarkiisa.

Dawlado caan ah oo ay ku jiraan Talyaaniga iyo Faransiiska ayaa dib ubilaabay.

Aaa

You might also like More from author