Somaliya oo beenisay in ay cabasho ka gudbisay heshiiska Puntland iyo Ganacsatada China

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa beenisay warqad lagu dhex arkay Braaha Bulshada taas oo sheegeysay in dowladda Federaalka ah ay Cabasho ka tahay heshiis Maamulka Puntland iyo Ganacsato ka socda Sharikadda CCECC ay ku kala saxiixdeen China.

Wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa boggeeda Baraha Bulshada dhigtay qoraal kooban oo lagu sheegay in warqaddaasi tahay been abuur iyo ka badbadin aan sal lahayn.

Warqadda ayaa waxaa ku qoran in loo gudbiyay safaaradda China ee  Muqdisho islamarkaana looga cabanayo heshiiska ay Puntland la gashay CCECC,waxaana ay u dhigantahay sidan.No photo description available.

You might also like More from author