Siciid Deni oo la kulmay wafdi ka socday Qaramada Midoobeey

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Qasriga Madaxtooyada ee Garoowe ku qaabilay Madaxa Xafiiska Qaramada Midoobey ee Puntland Guy Griffin.

Kulanka oo looga hadlay arrimaha Puntland iyo guud ahaan Soomaaliya waxaa ka qeyb galay Cabdicasiis Maxamuud Maxamed oo arrimaha siyaasadda u qaabilsan xafiiska Qaramada Midoobey ee Puntland.

182362698 4034905626590186 6975581973319072415 N

182770780 4034905306590218 6745648719131618642 N

182887974 4034905543256861 1293034091210856601 N

182907512 4034905726590176 4470269830462761643 N

183394029 4034905819923500 5624829741926344936 N

You might also like More from author