Shiinaha oo Saldhig Militari ka sameysanaya dalka Gani.

Jariidada Wall Street Journal ayaa daabacday in sirdoonka Mareykanka uu haayo xog sir ah oo ku saabsan in dowladda Shiinaha ay saldhig militery ka dhisanayso dalka Gani Bisow oo dhacda bartmaha qaarada Africa.

Warbixinta ayaa waxaa ay leedahay in Shiinaha uu damacsan yahay xoojinta awoodia Militery ee Africa uu kuleeyahay.

Waxaa ay u sahlaysaa ayaa lagu yiri warbixinta in  uu xoojiyo joogitaankiisa badda Atlantikada sida ay aaminsan yihiin Mas,uuliyinta Mareykanka.

You might also like More from author