Shariif Xasan Oo Shacabka Baydhabo Salaada Ciida Kula Dukaday Garoonka Ayuub Ee M/Baydhabo

Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa ka mid ah meelaha sid weyn Maanta looga Ciidayo,iyada oo masuuliyiin ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed ay Bulsahda Salaada Ciida kula dukadeen Garoonka Kubbada Cagta Ayuub ee Magaalada Baydhabo.

Masuuliyiintii ka qeybgashay waxaa ka mid ahaa madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan,isaga oo fariin dardaaran ah u jeediyay Bulshada Magaalada Baydhabo.

Hoos ka Daawo Sawirrada

You might also like More from author