Shaqaale Katirsan Soomaaliland oo dacwad culus laga gudbiyey

Wasiirka Waxbarashada Soomaaliland Axmed Diiriye Toorno ayaa sheegay inay jiraan shaqaale katirsan wasaaradiisa oo laga gudbiyey Dacwad ka dhan ah.

Waxa uu wasiirku sheegay inay shaqaalaha la dacweeyey ay qeyb ka ahaayeen arimaha doorashada iyo xisbiyada ay u ololeynayeen.

Isagoo uga digay inay ku dhex milmaan shaqaalaha doorashada Soomaaliland ka dhaceysa.

31-ka bishaan ayaa la filayaa inay deegaanada Soomaliland ka bilowdaan Doorashooyinka golayaasha deegaanka.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA

You might also like More from author