Sawirro:Gudoomiye cumar finish oo shir gudoomiyay shirka Gudoomiyaasha dagmoyinka Gobolka Banaadir

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Maanta Shir Gudoomiyay Shirka Degmooyinka Gobolka Banaadir Kaas oo ay isugu yimaadaan Maamulka Gobolka iyo Maamulada Gegmooyinka Waxaana Looga Hadlaa Wxyaabihii Qabsoomay iyo Sidoo Kale Sidii Loo Folin Lahaa Waxii aan Qabsoomin ee la Xariira Horumarinta Caasimadda.

Shirkani ayaa inta uu Socday Waxaa Looga Hadlay Dhowr ajando oo ay Kamid ahaayeen Sugida amniga Magaalada, Dardargalinta Barnaamijyada Lagu Xoojinayo Bilic Soo Celinta Caasimadda, Canshuuraha iyo isdhaxgalka Bulshada.

Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Filish ayaa Kula Dardaarmay Madaxda Degmooyinka Gobolka Banaadir in si Wadajir ah Looga Qeyb Qaato Howlaha Kala Duwan ee Lagu Horumarinaayo Gobolka Banaadir.Image may contain: 1 person, sitting, phone and indoorImage may contain: 4 people, people sitting, table and indoorImage may contain: 3 people, people sittingImage may contain: 5 people, people sitting, table and indoorImage may contain: 6 people, people sitting, table and indoorImage may contain: 5 people, people sitting and indoorImage may contain: 3 people, people sittingImage may contain: 5 people, people sitting, table and indoor

You might also like More from author