SAWIRRO: Dad ku Banaanbaxayay Afaafka hore Xarunta Baarlamaanka oo Rasaas lagu kala ceyriyay

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa kala ceyriyay dad doonayay in ay ku hor Banaabaxaan Xarunta Golaha Shacabka ee Muqdisho.

Ciidamada dowladda ayaa dadkaasi kala ceyriyay,islamarkaana ku amray in aysan ku hor banaan bixikarin xarunta Golaha Shacabka.

Sidoo kale ciidamada ayaa la sheegay in ay rasaas ku rideen dadkii banaanbaxaayay.

You might also like More from author