Sawirrada Shirka Ka Furmay Muqdisho & Sida ay Wax Udhaceen

Shirkii Guddiga Farsamada arrimaha doorashooyinka ee heer Dowladda Federaalka, Dowlad Gobolleedyada & Gobolka Banaadir ayaa maanta ka furmay hoteelka Decale ee magaalada Muqdisho.

Sawirro la faafiyey ayaa la arkay iyadoo ay Xubnaha ka qeyb galay Shirkaasi,xilli Puntland ay diiday inay shirkaasi ka qeyb gasho.

Sidoo kale warar soo baxay ayaa sheegaya in Shirkaan uu hordhac u yahay shirka weyn ee dhawaan inuu ka furmo Muqdisho,Ee Madaxda Dawlada Dhexe,Dawlad Gobolleedyada iyo Gobolka Banaadir.

161796628 3940550822663390 7239708540118981716 N
161802806 3940550435996762 4430465802804828177 N

162048076 3940550329330106 4121559478466690529 N

162084774 3940550705996735 3299864552266745337 N

162135650 3940551175996688 2706038456859947306 N

162234620 3940550419330097 4191404115776046756 N

You might also like More from author