SAWIRO:-Madaxweynaha Jubbaland oo kulamo ka wada G/Jubbada Hoose

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa la kulmay qaybaha Bulshada ee ku nool deegaanka Buulo-gaduud ee Gobolka Jubbada Hoose.

Madaxweynaha ayaa dadkan ka dhagaystay baahiyaha ay qabaan waxaana uu faray Hay”adaha kala duwan ee Mamulka in ay adeegyada gaarsiiyaan meelaha saaray Al-Shabaab.

Sidoo kale Madaxweynaha Jubbaland ayaa saacadaha soo socda la filayaa in uu la kulmay saraakiisha Ciidamada Dowladda iyo kuwa Jubbaland eek u sugan deegaano ka tirsan Gobolkaai Shabeellaha Hoose.

You might also like More from author