Sawiro: jubbaland oo maanta xuseysa aasaaska ciidanka xooga dalka 12-ka April

Munasabad kooban oo ka dhacday taliske dhexe ee ciidanka xoogga dalka qeybta 43-aad ee guutada 11-aad ee dowlad goboleedka Jubbaland ka hawlgala ayaa lagu xusay sanad guuradii 59 aad ee ka soo wareegatay aas aaskii ciidanka xoogga dalka oo maanta ku beegan.Image may contain: one or more people, sky and outdoorImage may contain: one or more people, sky and outdoorImage may contain: 2 people, people smiling, outdoorImage may contain: 1 personImage may contain: 1 person, hat and close-upImage may contain: one or more people, people standing, sky and outdoorImage may contain: 2 peopleImage may contain: one or more people, people standing and outdoor

You might also like More from author