SAWIRO:-Agaasimaha Madaxtooyada oo la kulmay Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

Agaasimaha Cusub ee Madaxtooyadda Villa Soomaaliya Dr. Nuur Diiriye Xirsi (Fuursade) ayaa maanta oo Jimce ah la kulmay Danjiraha Mareykanka ee Soomaaliya Mudane Donald Yamamoto.

Kulanka ayaa labada dhinac  waxa ay uga  hadleen sidii loo sii xoojin lahaa xiriirka labada dal iyo taageerada ay Dowladda Mareykanku la garab taagan tahay Dowladda Federaalka Soomaaliya ee uu Madaxda ka yahay Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Waxaa sidoo kale kulankan qeyb ka ahaa Madaxa Hay’adda USAID ee Soomaaliya Mudane Jeff Bakken.

You might also like More from author