Safiirkii Jabuuti Ee Muqdisho oo laga sagootiyey maanta Dalka Soomaaliya

Ra’iisal Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan sagootin ah la yeeshay Danjire Aadan Xasan Aadan (Belelo), safiirka sii baxaya ee dowladda Djibouti

Waxa uu Rooble kaga mahadceliyay kaalintiisii xiriirka labada dal ee walaalaha ah uu ka qaatay Danjire Aadan Belelo.

Hadyado & Bilado gaar ah ayuu ku sagootiyey Ra’iisal Wasaare Rooble Mas’uulkaasi dalkiisa ku laabanaya.

197948434 3000017140229400 1328305677362498668 N

198089811 3000017170229397 4188421647130377379 N

198679946 3000017130229401 3522987807477195189 N

You might also like More from author