Safiirka Sweden oo Si Kala Duwan Ula Kulmay Deni & Madoobe

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa hoygiisa ku qaabilay Danjiraha dalka Sweden ee Soomaaliya Staffan Tillander.

Sidoo kale Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa isna sidaas oo kale qaabilay Safiirka Sweden.

Waxaa Kulanka lagaga hadlay Xaalada uu dalku marayo gaar ahaan Doorashada caqabadaha hortaagan iyo shirweynaha arimaha Doorashooyinka.

1
2

You might also like More from author