Ruushka Oo Cirka u Diray Dayax Gacmeeed Xawaarihiisu Uu Sareeyo

Ruushka oo cirka u diray dayax gacmeeed xawaarihiisu uu sareeyo

Ruushka oo ah Dowlad awood leh farsamada Tiknolajiyadda casriga ahna haysta ayaa bilabaysa in ay guda gasho inay cirka u dirto dayax gacmeed cusub oo aan horey loo arkin.
Dayax gacmeedkan ayaa ah mid ka farsamo dambeeyey islamarkaana ka casrisan kuwii hore.
Waxa uu ka orad badan yahay codka waxa uuna leeyahy awood aad usareeeya isago ay saaran yihiin qalab casri ah.
Dayax gacmedkaan ayaa qaab ahaantiisa ah mid ka yar kuwa kale, waxuuna awoodaa inuu 50 jeer uu safar u galo hawada sare.
Dowladda Ruushka ayaa dedaalka weyn gelisay sidii ay u heli laheyd awood tiknoaljiyad ku dhisan oo ay kula loolanto Mareykanka iyo Shiinaha

You might also like More from author