Rooble Oo saaka warsaxaafadeed kasoo saaray Arinta…

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Hussein Roble ayaa dhallinyarada Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed, isagoo ballanqaaday in xukuumaddiisu mudnaan gaar ah siineyso xoojinta kaalinta dhallinyarada.

“Xornimada Dalka kadib iyo Ka horba,si weyn ayuu umuuqday Doorka dhalinyarada soomaaliyeed qeybaheeda kala duwan,siiba difaaca dalka iyo howlaha Qaranka muhiimka ah,Rooble waxa uu sheegay inay ku dedaalayaan sidii Dhalinyarada fursad looga siin lahaa ka qeyb galka siyaasada Dalka”

186558242 2981297995434648 3213901543323324124 N

You might also like More from author