Rooble oo la kulmay Safiirka Qatar Ee Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble  ayaa qaabilay Safiirka Dowladda Qatar ee Soomaaliya Danjire Xasan Xamza oo ay ka wada hadleen xiriirka labada dal, habsami u socodka mashaariicda horumarineed ee Qatar ka hirgelineyso Soomaaliya iyo Arrimaha doorashooyinka dalka.

Kulanka ayaa la sheegay in arimo badan oo Doorashooyinka ah iskula meel dhigeen labada mas’uul.

You might also like More from author