Rooble oo la kulmay Gudiga Doorashada Somaliland

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan looga hadlayay qabashada doorashada Aqalka Sare ee Gobollada Woqooyi la yeeshay Guddoomiyaha Aqalka Sare,Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka iyo Guddiga Doorashooyinka Somaliland, kulankaas oo uu sidoo kale ka qeyb galo Guddoomiyaha Maxkamadda Sare.

kulankaan waxa uu ku soo adaya iyadoo horay ay u dhaceen shirar lagu hishiisiyay siyaasiyiinta Gobolada wuqooyi

 

You might also like More from author