Rooble oo kulan la qaatay Danjire Fransisco Madiera

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa waxaa uu la kulan la qaatay Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya Danjire Fransisco Madiera

Labada masuul ayaa ka wadahadlay kaalinta AMISOM ee amniga doorashooyinka iyo guud ahaan dalka, kadib markii weerar ay Al-shabaab ku qaadeen meel u dhow xerada Xalane Muqdisho, islamarkaana ay ku carqaladeynayeen doorashada dalka, sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay xafiiska R/Wasaare Rooble.

You might also like More from author