REYSALWASAARE ROOBLE OO MAGACAABAY GUDDI QAABILSAN AAS-KA MADAXWEYNIHII HORRE EE CALI MAHDI.

Mudane Maxamed Xuseen Rooble Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xalay magacaabay guddi qabilsan aaska Qaran ee Allaha u naxariistee Madaxweynihii hore Cali Mahdi Maxamed lagu wado in lagu aaso gudaha Dalka.

Cali Mahdi Maxamed ayaa shalay Galab xili dambe waxaa uu ku geeriyooday dalka Kenya.
Liiska uu Magacaabay Reesal wasaare Rooble waxaa ka midaa:-
1. Xasan Xundubeey Jimcaale, Guddoomiye
2. Cismaan Abokar Dubbe, Guddoomiye ku-xigeen
3. Cumar Maxamuud Maxamed (Filish), Xubin
4. Janaraal Mukhtaar Xuseen Afrax, Xubin
5. Xasan Xuseen Xaaji, Xubin
6. Eng. Cabdullaahi Abuuakar Xaaji (Carab), Xubin

7. Durraan Axmed Faarax, Xubin
8. Cumar Cali Rooble, Xubin
9. Xil. Cabdullaahi Maxamed Nuur, Xubin
10. Xil. Maxamed Axmed Abtitoon, Xubin
11. Cabdulqaadir Xaaji Xasan (Gureey), Xubin
Cali Mahdi Maxamed ayaa ahaa Rugcadaa Madaxweyne oo ay Bulshada Soomaaliyeed aad u Garaneyso.

BY: MOHAMED YAHYE JIINOW 

You might also like More from author