Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Wakiil Ka Ahaa Madaxweyne Farmaajo
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa booqday gogosha tacsida Allaha u naxariistee madaxweynihii hore ee Soomaaliya marxuum Cali Mahdi Maxamed.
Waxa Ra’iisul Wasaaraha uu Wakiil ka ahaa Madaxweyne farmaajo Oo aan Tacsida Buugaasi furan uusan ka qeyb aheyn,balse dhawaan Madaxtooyada ku qaabilay Carruurtii iyo Qoyskii Marxuumka.
Waxa la sheegay in Ra’iisal Wasaare Rooble uu ka tacsiyadeeyey Geerida Marxuum Cali Mahdi Maxamed Oo Isbuucii hore ku Geeriyooday Magaalada Nairobi Caasimada Kenya.