Ra’iisul Wasaaraha Rooble iyo wefdigii uu hoggaaminayay oo soo gaaray Magaalada London+Sawirro

Ra’iisul Wasaaraha xukumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wefdigii uu hoggaaminayay ayaa soo gaaray Magaalada London ee dalka Ingiriiska, halkaas oo uu uga qeyb geli doono shirka caalamiga ah ee horumarinta waxbarashada.

You might also like More from author