Ra’iisal wasaare Rooble oo xalay la kulmay Siciid Deni

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda federaalka Soomaaliya mudane  Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay kulan soo dhaweyn iyo is xog-wareysi ah la yeeshay madaxweynaha Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni.

Dhinacyada kulmay ayaa ka hadlay arimaha quseeya Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee Dhammeystirka Arrimaha Doorashooyinka ee maanta furmaya.

Habeen ka hor sidaan oo kale ayuu Rooble la kulmay Madoobe,Lafta gareen iyo Qoor qoor,taas oo umuuqata mid hordhac u ahaa Shirka maanta loo ballansan yahay.

You might also like More from author