R/wasaare Kheyre oo Gurigiisa ku Booqday Jawaari+SAWIRRO

Ra`iisul wasaaraha xukumada fedraalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo Afhayeenkii golaha shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa xalay qaatay kulan saacado socday.

Ra`iisul wasaaraha ayaa Jawaari ku booqday hoygiisa waxaana kulanka inta badan uu ahaa mid is macsalaameyn iyo is cafis ah.

Afhayeenkii golaha shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa horay Ra`iisul wasaaraha xukumada fedraalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre wuxuu ugu eedeeyay in uu ka dambeeyo Mooshinkii laga gudbiyay asaga ee ugu dambeyn lagu tuuray.

Kheyre ayaa Jawaari ka dalbaday in laga gudbo wixii hore isla markaana horay loo sii wado dadaalada dalka lagu bad baadinaayo.

30594584 1720405924716876 1895639517520461824 N
30594584 1720405924716876 1895639517520461824 N
30629925 1720405871383548 2167357552600285184 N
30629925 1720405871383548 2167357552600285184 N
30688324 1720405904716878 8476337916816130048 N
30688324 1720405904716878 8476337916816130048 N
30688807 1720405908050211 1475166703187918848 N
30688807 1720405908050211 1475166703187918848 N

You might also like More from author