Qunsulka Dalka Masar u fadhiyo Soomaaliya Oo Booqday Xarunta Dhexe Ee Hay’adda Socdaalka Iyo Jinsiyadaha Soomaaliy

Qunsulka Dalka Masar u Fadhiya Soomaaliya Tamir Safwat ayaa Maantay booqday Xarunta dhexe ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda; Waxeeyn ka wada hadalnay hay’adda Socdaalka sidii 2da Dal ay u xoojinlahaayeen Xiriirka Dhinaca Socdaalka, Arimaha Qaxootiga iyo ka Hortagga Tahriibka. Dhinaca kale Qunsulka Ayaa hay’adda Socdaalka Soomaaliya u soo gudbiyay Martiqaad Rasmi ah oo ay ku tagayan Madaxda Hay’adda halkas Oo Ay ku booqan doonan Madaxda Hay’adda Socdaalka ee Masar.

Dhinac kale waxeey Hay’adda Socdaalka ka cawin doonaan Dhinaca tabarka shaqaalaha iyo Tayeynta howlaha HSJ.

Xamarpost.com
Xafiiska Muqdisho
[email protected]

You might also like More from author