Qoor qoor Oo Kulan La Qaatay Maanta Lafta gareen & Guudlaawe

Madaxweynaha Dowlada Galmudug Mudane, Axmed Cabdi Kaariye ayaa casuumaad qado sharaf ah ugu sameeyay hoyga uu ka deganyahay magalada Muqdisho madaxweynayasha koonfur Galbeed Madaxweyne Cabdi Casiis  Xasan Maxamed “Lafta gareen” iyo Madaxweynaha Hirshabelle Mudane Cali Cabdulaahi  Xuseen “Guudlawe.”

Lama sheegin ujeedka rasmiga ah ee Shirkaasi ku mideysay madaxda Taabacsan Madaxweyne Farmaajo xilli Xaalad adag oo dhanka Siyaasada uu dalka ku jiro.

166761877 3979483218770150 5457741209319842084 N

166988844 3979483432103462 7243777438131540846 N

167015173 3979483442103461 4519200689982440653 N

167090303 3979483635436775 3609538246795959135 N

167193032 3979483515436787 5036838413122211991 N

You might also like More from author