Qoor qoor oo Caawa kulan laqaatay Midoowga Murashaxiinta.

Madaxweynaha dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa hoyga uu ka deganyahay magaalada Muqdisho caawa casho sharaf ugu sameeyey midawga musharixiinta xilka madaxtinimo ee dalka .

Kulanka ayaa wuxuu hordhac u yahay kulamada guud ee looga arinsanayo arimaha doorashooyinka.

waxaa sidoo kale ka qeybgalaya madaxweynaha DG Hirshabelle Cali Guudlaawe.

Kulanka waxaa fadhiya Madaxweynihii hore xasan shiiq xasan cali Kheyre Raysalwasaarigii hore iyo Cabdiraxmaan Cabdi Shakur hogaamigaha Xisbiga Wadajir.

Waxaa la sheegay in ay kawada hadlayn arimaha doorashada iyo sidii xal loogu heli lahaa gabahda MUCAARADKA ee dhanka dowladu ay ka qaban.

Ma jiro qodobo faafaahsan oo shirka ka soo baxay wixii soo kordh halkaan ayaa kala socon DOONTAN INSHA ALlah.

Fb Img 1615923034604
Fb Img 1615923034604
Fb Img 1615923037453
Fb Img 1615923037453
Fb Img 1615923059557
Fb Img 1615923059557
Fb Img 1615923064612
Fb Img 1615923064612⁹

You might also like More from author