Qeyb Cusub Oo Garoonka Baydhabo lagu soo kordhiyey (SAWIRRO)

Madaxweynaha Dowlad gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa maanta Xaraga ka jaray Tawerka Garoonka Diyaaradaha Dr Shaati guduud ee Magaalada Baydhabo.

Wasiirka Wasaarada Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya Duraan Axmed Faarax iyo Xubno katirsan Hay’ada Duulista rayidka Soomaaliya ayaa ka qeyb galay Xafladaasi.

Waxay soo kormeereen mas’uuliyiinta terminaalka loo dhisay Garoonka iyo Qeybta cusub ee maanta la daah furay waxaana ay sheegeen in shaqada sii socon doonto.

Shaati guduud Airport ayaa ka mid ah garoomada hormarka dhinaca dhismaha sameenayey sanadihii dambe.

180408109 799691744000798 9061956654829181199 N

180408109 799691874000785 556920270574437271 N

180961344 799691987334107 6070493170618317363 N

181590604 799691904000782 837304615295090182 N

181783977 799692087334097 9099837796229422065 N

181828926 799691704000802 7114724239741308649 N

181862453 799691950667444 1586672720845254991 N

182131253 799692050667434 7575090294361140181 N

182423527 799691810667458 353566080137427243 N

You might also like More from author