Qarax Ka Dhacay Xuduuda Ay Wadaagaan Iiraan & Bakistaan

Hal Qof ayaa geeriyooday seddex kalena waa ay dhaawacmeen kadib markii Qarax uu Axada Maanta ka dhacay Koonfur Galbeed Dalka Iiraan.

Wakaalada wararka IRNA ayaa sheegtay iyadoo soo xiganeysa Sargaal katirsan Kacaanka Iiraan in Kooxo Argagaxiso weerarkaasi ka dambeeyeen.

Qaraxa ayaa ka dhacay Xuduuda ay wadaagaan Waddamada Bakistaan iyo Iiraan.

You might also like More from author