Qarax ka dhacay Muqdisho

Qarax gaari nuuciisu yahay Prado ayaa ka dhacay isbitaalka digfeer iyo Somali Sudanese ,sida dad goobjogayaal ah ay inoo xaqiijiyeen wararka ayaa sheega in qaraxa gaari kol hore meesha la dhigay sidoo kale macadda tirada dadka wax yeeladu ay kaso gaartay .

Lasoco wixii kaso kordha .

You might also like More from author