Qarax ka dhacay Muqdisho

Laamiga dheer ee Daarusalaam waxaa ka dhacay qarax

Gaari nuuca raaxada ah oo la sheegay in uu watay shaqsi ka mid ah dowlada ayaa qarxay

Dadka aan la hadalnay waxa ay soo warinayaan inaysan ogeyn in uu yahay qaraxa mid gaariga horay loogu soo xiray, Ama uu ahaa Miino la dhigay wadada hareeraheyda, Hayeeshe waxa ay soo wariyeen in ciidama dowlada goobta ay soo gareen rasaasna ay furayn hada

Wixii soo kordha halkaan ayaa kala aocon doontaan insha allah

You might also like More from author