Qarax ka dhacay magaaladda muqdisho

Muqdisho=(Xamar Post)-qaraxan ayaa ah mid lagu xeray gaari saaruf ah oo sdia la sheegay watay mid kamida shaqalaaha wasaaradda warfaafinta qaraxa ayaa ka dhacay shirkadda sanjad kasoo horjeedkeeda iyadoo sdioo kale . udhow isgoyska shaqalaah iyo xaaji baasto .

qasaaraha ayaa ah in uu ku dhaawacmay qofkii waday gaariga

lasoco wixii kasoo kordha.

You might also like More from author